Askarigaan oo si gaar ah uga tirsanaa ciidanka Boliska ee Dowladda Fedaraalka ayaa waxa uu degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho dil iyo dhaawac ugu degstay dad rayid ah.
Waxa uu toogtay 1 qof oo saarnaa Mooto Bajaaj mareysay degmada Xamarweyne isagoo dhaawac daran gaarsiiyay darawalkii Mootada ka xeynayay.
Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in askariga uu si bareer ah u dilay wadaha mooto bajaajta sidoo kalana dhaawaca geystay.