Xamaladaan dacawiga ah oo ay barbar socdaan dowraad diini ah ayaa waxa uu maamulka islaamiga ah ee gobalka Galgaduud ka wadaa degmooyinka iyo deegaannada gobalkaas.
Dowro socotay in ka badan 30 maalmood ayaa loo qabtay, dadka ku dhaqan degmada Ceel-garas ee Galgaduud, waxaana dadka ka faa’iideystay xamladaan ay ka badan yihiin 800 0o ruux.
Halkaan ka Degso Warka Xamlada