Wednesday, December 25, 2024
HomeAll NewsDuqeymihii Yahuudda ee Lubnaan Kadib Waa Sidee Xaaladda Reer Lubnaan.

Duqeymihii Yahuudda ee Lubnaan Kadib Waa Sidee Xaaladda Reer Lubnaan.[WARBIXIN]

Bilooyinkii lasoo dhaafay maamulka Yahuudda ayaa duqeymo xooggan waxa uu ka geystay dalka Lubnaan, kuwaas oo uu ku laayay boqallaal ruux halka ay ku dhaawacmeen kumannaan kale.

Haddaba Maxay Yihiin Caqabadaha ay Wajahayaan Dadka Reer Lubnaan, kadib Markii ay Diyaaradaha Yahuuddu si Daran u Duqeeyeen Wadankooda Bilooyinkii lasoo dhaafay. ku dhageyso warbixintaan hoose.

Halkaan ka Degso Warbixinta

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments