Madaxweyne ku xigeenka maamulka la baxay jubbaland ayaa eedeyn culus ujeediyay Dowladda Fedaraalka.
Maxamuud Sayid Aadan oo ah madaxweyne ku xigeenka maamulka la baxay Jubbaland ayaa waxa uu sheegay, in Dowladda Fedaraalka ay inqilaab iyo qalalaaso ku heyso maamulkooda.
Waxa uu tilmaamay Dowladda Fedaraalka ay dooneyso wax burburin oo kaliya taasna aysan usoconeyn oo ay iska difaaci doonaan.