Waxaa deegaan dhaca duleedka magaalada Kismaayo lagu soo bandhigay, meydadka askar iyo saraakiil katirsan Maamulka Jubbaland, kuwaasoo lagu laayay dagaallo dhawaan ka dhacay Wayaanta.
Tobanaan askari oo katirsan ciidamada maamulka Jubbaland, ayaa dadweyne waxay ku daawadeen deegaan katirsan Wayaanta.
Inkbadan 50 askari ayaa lagu dilay dagaallo ka dhacay galbeedka Kismaayo, halka lagu dhaawacay 70 kale, iyadoo lagu furtay hub iyo saanado ciidan oo kala duwan.