Wednesday, December 25, 2024
HomeAll NewsMaraakiib iyo Doonyo Horleh oo Turkigu Leeyahay oo Guranaya Kheyraadka Badda.

Maraakiib iyo Doonyo Horleh oo Turkigu Leeyahay oo Guranaya Kheyraadka Badda.

Dowladda Fedaraalka ayaa Turkiga kula heshiisay in Maraakiib iyo doonyo horleh ay dalka keento si ay uxaalufiyaan kheyraadka badda Soomaaliya.

Hishiis ay ku gaareen magaalada Ankara ee caasimadda Turkiga ayay Dowladda Fedaraalka waxa ay Turkiga ugu saxiixday, in Maraakiib iyo doonyo horleh ay dalka keento si ay uxaalufiyaan kheyraadka badda Soomaaliya.

Tani ayaa daba socota hishiis hore oo ay wada gaareen labada dhinac, kaas oo uu Turkigu Soomaaliya ugu soo diray markab ay ku sheegtay inuu sahminayo shidaal.

Dowladda Turkiga ayaa kamid ah kuwa duullaanka ku jooga dalka, islamarkaana boobka ku haya kheyraadka umadda Soomaaliyeed, waxaana xeebaha Soomaaliya ka jooga maraakiib iyo doonyo xaalufinaya badda.

Halkaan ka Degso Warka Xaalufinta Badda

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments