Wednesday, December 25, 2024
HomeAll NewsMaamulka la Baxay Soomaaliland oo Xabsiga Dhigay in ka Badan 150 Dhalinyaro...

Maamulka la Baxay Soomaaliland oo Xabsiga Dhigay in ka Badan 150 Dhalinyaro ah.

Howlgallo ay ciidamada maamulka la baxay Soomaaliland ka sameeyeen magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobalka Sanaag ayaa waxa ay kusoo qabteen dhalinyaro badan.

In ka badan 150 dhalinyaro ah ayay soo qabteen ciidanka, kuwaas oo ay ku eedeeyeen iney biqliliqo ka geysteen magaalada Ceerigaabo, intii ay socdeen dagaalladii dhacay maalmihii lasoo dhaafay.

Axmed Cabdi Muuse oo ah gudoomiyaha maamulka la baxay Soomaaliland ee gobalka Sanaag ayaa faahfaahin ka bixiyay dhalinyarada ay xireen.

Halkaan ka Degso Warka Xiritaanka Dhalinyarada

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments