Monday, December 23, 2024
HomeAll NewsCiidamo Gadoodsan oo Muddo 24 Saac ah u Qabtay Hogaamiyaha Maamulka Koonfur-galbeed.

Ciidamo Gadoodsan oo Muddo 24 Saac ah u Qabtay Hogaamiyaha Maamulka Koonfur-galbeed.

Ciidamadaan gadoodsan oo ka cabanaya mushaar la’aan ayaa waxa ay muddo 24 saac ah uqabteen C/Casiis Laftagareen oo ah hogaamiyaha maamulka la baxay Koonfur-galbeed.

Waxa ay nasiib-darro ku tilmaameen in Laftagareen uu damaashaad isaga jiro xilli iyaguna ay gaajo u dhimanayaan.

Iyagoo duurka ay gaajo ku dhameneyso ayna dhibaateysan yihiin ayay askartu sheegeen in hogamaiyahooda uu habeen hore dhigtay xaflad ay ku baxday boqollaal kun oo Doollar.

Muddo 24 saac ah ayay uqabteen in Laftagareen uu kaga soo jawaabo cabashooda, haddii ay tallaabo qaadi doonaan.

Halkaan ka Degso Ciidamada Gadoodsan

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments