Maamulka gumeysiga Yahuudda ayaa dadaal ballaaran ku bixinaya sidii uu udulleysan lahaa dowladaha Carbeed ee ka dhisan mandiqadda loogu yeero Bariga Dhexe, isagoo hadba usoo dajiya qorshayaal aysan dhinac uga leexan karin.
Aaladda GPS-ka ee hagta dadka islamarkaana laga isticmaalo dowladaha Carbeed, ayaa waxa uu maamulka Yahuudda ka dhigay mid bixisa macluumaad khalqan.