Monday, December 23, 2024
HomeAll NewsKulan Sh-hoose ku Dhexmaray Maamulka Islaamiga ah ee Gobalka iyo Waxgaradka Beesha...

Kulan Sh-hoose ku Dhexmaray Maamulka Islaamiga ah ee Gobalka iyo Waxgaradka Beesha Tunni.

Munaasabad lagu soo xirayay kulan dhex maray maamulka islaamiga ah ee Sh/hoose iyo indheer-garadka beesha Tunni ayaa ka dhacday deegaanka Kunnyo-barrow ee wilaayada Islaamiga ah ee Sh/hoose.

Kulanka oo arrimo muhiim ah looga tashaday waxaa ku lammaanayd dowro diini ah taasoo ay muddo bil ah qaadanayeen odayaasha dhaqanka oo ay tiradoodu gaareysay 71 xubnood.

Halkaan ka Degso Warka Kulanka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments