Xafsa Bintu Siirin, Waa taabiciyad aad loo yaqaanno oo isku darsatay cilmi, fiqqi, xalaal miiradnimo iyo warinta axaadiithta.
Waxay kamid tahay ruwaadda ay axaadiithta ka wariyaan Bukhaari, Muslim iyo muxadithiin kale, waana da’da ka weyn taabiga caanka ah ee Maxamed Ibnu Siiriin.
Halkaan ka Degsi Warbixin Taariikhda Taabiciyada Xafsa Bintu Siiriin