Kalluumeysatada magaaalada Muqdisho ayaa Dowladda Fedaraalka ku eedeeyay, in maraakiibta Shisheeye ay ubeyliheen kheyraadka Badda.
Sare ukac xagga qiimaha kalluunka ayaa laga dareemayaaa suuqyada mallaayga lagu iibiyo ee ku yaalla magaalada Muqdisho.
Haweeney kamid ah ganacsatada iibisa Kalluunka, ayaa waxa ay sheegtay, in maraakiib Shisheeye ay iska daldalayaan kheyraadka badda, xilli iyagii ay ka baahan yihiin kheyradkooda.
Waxay kaloo tilmaamtay in tani ay sababtay in wadamada shisheeye ee loo daabulay kheyraadka badda ay ka jaban yihiin qiimaha ay iyagu ku iibiyaan Kalluunka.
Halkaan ka Degso Warka Kalluumeysatada