Saalax Cali Maxamuud, oo ah gudoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir ee Dowladda Federaalka, ayaa farriin hanjabaad ah u diray gudoomiyaasha degmooyinka magaalada Muqdisho.
Wuxuu sheegay in gudoomiyihii lagu arka isagoo warbaahinta la hadlaya, islamarkaana diidan xukun kasoo baxa isaga, la xiri doono, shaqadooduna haddii ay yihiin gudoomiyeyaasha ay ku egtahay ka shaqeynta nadaafadda.
Warkaan ayaa muujinaya sida aaney isaga warqabin maamullada Dowladda Federaalka, mid welibana isagoo laaluush qaadanaya uu u fuliyo danihiisa gaarka ah.