Xanuunka Kaduuiyaha ayaa soo ritay dad badan oo ku nool xeyaha Dhadhaab ee ay xoogga ku heysato Dowladda Kenya.
Xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab waxaa 3-dii maalmood ee lasoo dhaafay qaar kamid ah dadka halkaasi ku nool soo ritay xanuunka loo yaqaanno Kaduudiyaha.
Tiro dad ah ayaa lasoo warinayaa iney ugeeriyoodeen xanuunkaan, halka ay wali la jiifaan kuwa kale.
Halkan Hoose ka Dhegeyso Warkan oo Dhameestirsan.