Mid kamid ah wadaadada ufatwooda Shisheeyaha dalkaa kusoo duulay ayaa sheegay in Dowladda Fedaraalka ay sabab utahay burburka umadda Soomaaliyeed.
Bashiir Axmed oo kamid ah wadaadaha ufatwooda Shisheeyaha kusoo duulay dalka ayaa shaaca ka qaaday, in Dowladda Fedaraalka ay sabab utahay burburka maanta heysta umadda Soomaaliyeed.
Waxa uu tilmaamay in Dowladda Fedaraalka ay tahay mid maamul xun, taasna ay keentay in dadkii ay kala fogeyso islamarkaana isugu dirto qabaa’ilka walaalaha ah.