Wednesday, December 25, 2024
HomeAll NewsXamsa Cabdi Barre oo Sheegay in Dadku ay Qaadan Waayeen Fatwadii Culimadooda.

Xamsa Cabdi Barre oo Sheegay in Dadku ay Qaadan Waayeen Fatwadii Culimadooda.[DHAGEYSO]

Ra’iisul wasaaraha Dowladda Federaalka Xamse Cabdi Barre, ayaa tilmaamay in fatwadii ay soo saareen wadaadaha u fatwooda Shisheeyaha iyo Dowladda Federaalka la qaadan waayay.

Isagoo ka hadlayay kulan ka dhacay magaalada Muqdisho ayuu sheegay, in la qaadan waayay fatwadii ay soo saareen wadaadaha ay iyagu shiriyeen, laguna tilmaamay fatwadooda iney tahya mid khaldan.

Wuxuu intaa ku daray in dadkii oo dhami ay u qulqulayaan deegaaannada Wilaayaadka Islaamiga ee ay ka taliso Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, isagoo sheegay in marka laga yimaado bulshada caadiga ah sida culimada, ganacsatada iyo qeybaha bulshada, ay xitaa maxkamadaha Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab u cadaalad doontaan saraakiil katirsan dowladiisa.

Halkaan ka Degso Warka Xamse

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments