Dowradaan oo sooctay muddo bil ah ayaa waxa uu maamulka islaamiga ah ee degmada Saakow waxa uu uqabtay, darawallada ka xeysa gaadiidka ee ka howlgala degmada.
Gaadiidleyda ayaa duruus kala duwan waxa ay ku qaateen dowrada, waxaana munaasabaddii gunaandka u aheyd loogu jeediyay dardaaranno muhiim ah.
Halkaan ka Degso Warka Dowrada