Bulshada ku dhaqan gobalka Wajeer ee dhulka NFD ayaa si adag uga soo horjeestay, shir ay dowlaadda Kenya sheegtay iney uqabatay dadka xoolo dhaqtada ah ee ku nool dhulkaaas.
Shirkaan oo maalin kahor ay dowladda Kenya qabatay ayaa waxa ay ku sheegtay iney kagaa hadleyso caqabadaha ka heysta xoola dhaqatada, balse ay dadku sheegeen in wax xoolo dhaqato ah aysan halkaaasi isugu imaan oo ay Kenya isugu geysay siyaasiyiin iyada taabacsan.
Waxa ay tilmaameen in wax faa’iido ugu jirto xoolo dhaqatada aan looga hadlay kulankaas uuna yahay mid dhicisoobay oo aan wax natiijo ah kasoo bixin.