Monday, December 23, 2024
HomeAll NewsArrin Mucjiso ah oo Walaac Galisay Dadka ku Dhaqan Dhulka Soomaali-galbeed.

Arrin Mucjiso ah oo Walaac Galisay Dadka ku Dhaqan Dhulka Soomaali-galbeed.[DHAGEYSO]

Arin mucjiso ah oo walaac gelisay dadka ayaa ka taagan qeybo kamid ah dhulka Soomaaligalbeed ee ku hoos jira gumeysiga Xabashida Itoobiya.

Deegaan lagu magacaabo Jaaq-dhowr oo hoostaga degmada Qallaafe ee dhulka Soomaaligalbeed, ayaa laga soo sheegayaa in guryaha uu dab qabsanayo, tuuryana dadka lala dhacayo, iyadoo aan la arkeynin cida falalkaas geysaneysa.

Mid kamid ah dadka deegaanka oo warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay dhacdadan la yaabka leh ee heysta, iyo sida ay wax u dhacayaan. Cod

Wuxuu kaloo tilmaamay isagoo sii hadlaya in dabkan uu markii hore soo billowday maalin cad, balse hadda uu mararka qaar habeenkii kaco, tanina ay keentay in dadku ay ka barakacaan guryahooda, oo ay banaamanka seexdaan.

Halkaan ka Degso Warka Qallaafe

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments