Maamulka Islaamiga ah ee degmada Jamaame ee gobalka Jubada-hoose ayaa soo bandhigay askar katirsan maamulka la baxay Jubbaland.
Waxa ay iska soo dhiibeen deegaanka Janaay-cabdalle ee duleedka magaalada Kismaayo, iyagoo lasoo goostay hubkooda.