Friday, January 10, 2025
HomeAll NewsSarkaal Sheegay in Villa Soomaaliya Dhulkiisa Ka Iibisay Dad Kale. .

Sarkaal Sheegay in Villa Soomaaliya Dhulkiisa Ka Iibisay Dad Kale. [Dhagayso].

Mid kamid ah saraakiisha Dowladda Federaalka ayaa sheegay in dhul uu ku leeyahay Muqdisho ay ka boobeyso Dowladda Federaalka.

Sarkaalkan ayaa tilmaamay in dhulkiisa oo ku yaala Seybiyaano laga iibiyay ganacsade iyo xubin katirsan Dowladda Federaalka oo lagu magacaabo Liibaan Shuluq.

Wuxuu intaa ku daray sarkaalkan inuu taaganyahay quus, la iskun awood sheeganayo, ciidamadii Dowladda Federaalkana ay hab qabiil u abaabulanyihiin.

Halkan kala deg warka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments