Bulshada ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Xasan Sheekh uu yahay nin maqaar saar ah oo iibinaya kheyraadka umadda Soomaaliyeed.
Waxaa isa soo taraya dadka sida adag uga horyimid hishiiskii uu Xasan Sheekh Dowladda Xabashida Itoobiya ugu saxiisay iney qaadato qeyb kamid ah Badda Soomaaliya.
Bulshada ku dhaqan magaalada Muqdisho oo si adag uga hormiyid arrintaan ayaa waxa ay sheegeen, in Xasan uu yahay nin maqaar saar ah oo beylihinaya kheyraadka umadda Soomaaliyeed, iyagoo tilmaamay in koley ahaataaba uu dalka isaga carari doono, iyagoo intaa ku daray in marnaba aysan aqbali doonin in Itoobiya la siiyo Badda Soomaaliya.