Sheekh Maxamed Balle iyo Sheekh Cusmaan Dacwo oo kamid ah culimada ayaa waxa ay ka hadleen, heshiiskii xaaraanta ahaa ee xalay uu Xasan Sheekh magaalada Ankara ee dalka Turkiga uu Dowladda Xabashida Itoobiya ugu saxiisay iney qaadato qeyb kamid ah Badda Soomaaliya.
Halkaan ka Degso Warka Culimada