Hoos u dhacaan ku yimid qiimaha suuqyada lagu iibiyo xoolaha ayaa laga sareemayaa guud ahaan magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan.
Arigii la iibin jiray 80$ ayaa iminka la gadayaa lacag dhan 40$, taas oo ka dhigan hoos udhac ballaaran oo soo wajahay suuqyada magaalada.
Ganacsatada xoolaha iibisa iyo dadka ku dhaqan Baladweyne ayaa arrintaan usababeeyay,. dhaqaale xumi baahsan oo ka jirta magaalada.