Saturday, December 21, 2024
HomeAll NewsMaamulka Jubbaland oo ka Hadlay la Wareegitaankiisa Raaskambooni.

Maamulka Jubbaland oo ka Hadlay la Wareegitaankiisa Raaskambooni.[DHAGEYSO]

Shir jiraa’id oo uu qabtay wasiirka warfaafinta ee maamulka la baxay Jubbaland Aaden Axmed Xaaji, ayaa waxa uu ku faahfaahiyay daagalladii shalay ka dhacay deegaanka Raaskambooni.

Waxa uu tilmaamay in deegaanku ay su buuxda ula wareegeen ciidankooda lagana saaray kuwii ay Dowladda Fedaraalka ku daabushay halkaas.

Askar badan ayuu tilmaamay iney isa soo dhiibeen, qaar dhaawacyo ahna ay gacanta ku dhigeen, isagoo intaa ku daray in ay maxkamadeyn doonaan ciddii lagu helo iney dhac iyo dabiyo kale ka geysteen deegaanka.

Masuuliyadda wixii shalay dhacay ayuu dusha kaga tuuray Xasan Sheekh, Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka iyo saraakiishii hogaamineysay ciidanka shalay lagu soo afjray Raaskambooni.

Halkaan ka Degso Warka Wasiirka

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments