Maamulka la baxy Jubbaland oo la wareegay deegaanka Raaskambooni, iyo firxadka askarta Dowladda Fedaraalka oo isku dhiibay ciidanka Kenya ee ku sugan xad-beenaadka kala qeybiya Kenya iyo Soomaaliya.
Falanqeyntaan ku dhageyso xogihii ugu dambeeyay ee deegaanka Raaskambooni.