Ciidamo katirsan katirsan Jamaacada Nusratul-Islaami Wal-Muslimiin ayaa dhawaan weerar ku qaaday labo xarumood oo ay ciidamada xukuumadda Burkiina-Faaso ku leeyihiin mid kamid ah gobollada wadankaasi, waxayna gaarsiiyeen khasaare isugu jira naf iyo maal intaba.
Weerarkan, waxay Mujaahidiinta Jamaacada ku dileen 12 askari, halka ay kusoo furteen hub, rasaas, 2 mooto Dhugdhuleey iyo agabyo kale.
Jamaacada Nusratul-Islaami Wal-Muslimiin ayaa howlgal kale oo millateri dhawaan ka fuliyay dalkaasi, wuxuu ahaa qarax ay la beegsadeen gaari ay lahaayeen askata Burkiina-Faaso kasoo qaraxu burburiyay, wixii saarnayna ay ku dhinteen.
Dhinaca kale Jamaacada Nusratul-Islaami Wal-Muslimiin ayaa baahiyay tirakoobka howlgalladii ay baahiyeen bishii Jumaadul Awwal ee tagtay, waxaana tirakoobka ku xusan iney dileen bishaas oo kaliya in ka badan 190 askari, oo ay sii dheeryihiin hubka noocyada kala duwan leh ee ay furteen iyo gaadiika wax ay gacanta ku dhigeen iyagoo bad-qaba, qaar kale ay burburiyeen.
Dhanka kale, Mujaahidiinta Al-Qaacidada Jaziiradda Carabta ayaa fuliyay howlgal shiish oo ay ku beegsadeen, askari katirsan calooshood ushaqeystayaasha xukuumadda Imaaraat-ka Carabta.
Howlgalkan ayaa ka dhacay madiqadda Muudiyah ee gobolka Abayan, waxaana askarigan la tuugtay isagoo ku sugan xero ciidan oo ku taalla halkaasi, wuxuuna naftiisa ku weerarka uu la kulmay.