Dhammaan xaafadadaha kala duwan ee magaalada Dimsihiq oo ah caasimadda Suuriya, waxaa maanta ka soconaya daabadgegyo farxadeed oo ay dadku ku cariyaan shucuurkooda ku aaddan dhictaanka nidaamka Nuseyriyada ee Bashaar Al-Asad.
Haddaba falanqeyntaan hoose ku dhageyso dabaaldeg-yadaas iyo arrimo kale oo ku saabsan furashadii Dimishiq, waxaana si wadajir ah usoo jeedinaya Maxamed Daahir iyo Maxamed Sheekh Cali.
Asc dhamaan holwadeenada idaacada Islaamiga ah ee Al-Furqaan galab wacan
Waan ku faraxsanahay guusha ay gaareen muslimiinta Siiriya
Allaha unaxariiste dhamaan dadks ku geeriyooday
Allaha ha caafiyo dhaawacooda
Koofurta Yemen Al qayda