Monday, December 30, 2024
HomeAll NewsSaraakiil Itoobiyaan ah oo ka Dagay Kismaayo Lana Kulmay Masuuliyiinta Jubbaland.

Saraakiil Itoobiyaan ah oo ka Dagay Kismaayo Lana Kulmay Masuuliyiinta Jubbaland.

Saraakiil sar sare oo ay soo dirtay dowladda Itoobiya ayaa ka degay magaalada Kismaayo iyagoo la kulmay mas’uuliyiinta ugu sarreeya maamulka la baxay jubbaland.

4 diyaaradood oo ay leeyihiin dowladda itoobiya islamarkaana ay saarnaayeen saraakiil sar sare oo katirsan xukuumadda Adis Ababa ayaa shalay gelinkii dambe ka degay kismaayo.

Imaashiyaha saraakiishan Itoobiyaanka ah ayaa imaanaya xilli aad loo hadal hayo xiisadda ka dhaxeysa maamulkaasi iyo Dowladda Fedaraalka.

Dhinaca kale ciidamo Itoobiyaan ah oo la sheegay iney ku wajahan yihiin Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya, ayaa kusoo qulqulaya wadanka.

Halkaan ka Degso Warka Saraakiisha Xabashida

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments