Cabdi-Raxmaan Al-Cadaala oo ah wasiir kuxigeenka wasaaradda Warfaafinta Dowladda Federaalka ayaa weerar afka ah ku qaaday masuul katirsan maamulka labaxay Puntland.
Al-Cadaala ayaa weeraray wasiirka arimaha gudaha ee maamulka Puntland Cabdi Faarax Juxa, isagoo ku tilmaamay in weyn oo anshax xun.