Kulankaan oo ay dowro barbar socotay ayaa waxa uu ka dhacay degmada Jamaame ee wilaayada islaamiga ah Jubada-hoose, waxaana uu udhexeeyay masuuliyiinta wilaayada iyo waxgaradka beesha Jareerweyne ee degta wilaayadaas.
Kulan Dhexmaray Maamulka Islaamiga ah ee Jubada-Hoose & Waxgaradka Beesha Jareer-weyne.
RELATED ARTICLES