Maalintii shalay ciidanka Badda Midowga Yurub ee la dagaallanka waxa loogu Burcad Badeedda ayaa shaaca ak qaaday, in markab kalluumeysi oo laga leeyahay Shiinaha lagu qafaashay xeebaha Soomaaliya.
Kooxaha Burcad Badeedda ayay sheegeen inuu ugacan galay markabkaan laga leeyahay dalka Shiinaha, kaas oo ay saarnaayeen 18 shaqaale ah oo ka howlgalayay markabka la afduubtay.
Qoryaha AK-47-ka iyo kuwa darrandoorriga udhaca ayay sheegeen iney ku hubeysnaayeen qolyaha weerarka geystay.