Sunday, January 12, 2025
HomeAll NewsDowladda Fedaraalka oo aan Waxba Uqaban Soomaalida ku Xiran Sucuudiga.

Dowladda Fedaraalka oo aan Waxba Uqaban Soomaalida ku Xiran Sucuudiga.[DHAGEYSO]

Saalax Saneey Yuusuf waa aabe Soomaaaliyeed oo wiil uu dhalay kaga xiran yahay dalka Sucuudiga muddo hadda ku siman 14 sanadood.

Waxa uu tilmaamay in wiilkiisa isagoo 9 bilood jira ay ka qaadatay Dowladda Sucuudiga, hadda oo mudadaas kasoo wareegatay 14 sanana uu xabsi ku jiro.

Dowladda Fedaraalka ayuu sheegay ineysan waxba uqaban, marar badan oo uu utagayna la marin habaabiyay.

Iyadoo ay taasi jirto ayuu dhanka kale tilmaamay, in Dowladda Fedaraalka ay dadka ka ceyrineyso dalka gaar ahaan dhalinyarada, maalin waliba ay soo kordhineyso lacago baad ah.

Halkaan ka Degso Warka Aabaha Wiilka Xiran

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments