Dalka Canada waxa uu kamid ah yahay wadamada ay sida aadka ah ugu qulqulaan dadka Soomaalida ah ee ka taga dalkooda iyo wadamada Afrika.
Dowladdaan oo qeyb ka ah kuwa la dagaallama dadka soo galootiga ah ayaa waxaa sanadihii lasoo dhaafay tagay dad badan oo Soomaali ah, xilli uu dalku ka jiro sicir barar iyo dhibaato dhaqaale.
Caqabado kala duwan ayay la kulmaan markii ay halkaasi tagaan, waxaana kamid ah dadkaasi oo lagu magacaabo Cawil Garaad uu sheegayaa, in qofkii wax bartay iyo kan aan waxbaranba ay usiman yihiin dalkaas oo ayna ka jiraan dhibaatooyin badan.