Ra’iisul wasaaraha Dowladda Federaalka Xamse Cabdi Barre, ayaa markii ugu horeysay wuxuu ka hadlay ciidamada ka socda Dowladda Federaalka ee la geeyay deegaanka Raas-Kambooni ee gobolka Jubbada Hoose.