Waxaa dalka Masar ka dhacday geeri naxdin leh, kadib markii qoys Soomaaliyeed oo lix ruux ka kooban ay mar keliya dhinteen.
Dhacdadan ayaa ka dhacday magaalada AlQaahira ee caasimadda dalka Masar, waxaana dadka dhintay ahaayeen hooyo, caruurteeda, aabaha qoyska iyo aabaha dhalay hooyada.
Mid kamid ah ehellada ayaa ka warbiixnaya sida ay wax u dheceen, codka labaadna wuxuu kaga warbixinayaa waxa geerida sababay oo ah gaaska cuntada lagu karsado.
Halkaan ka Degso Warka Qaahira