Mujaahidiinta Jaamaacada Nusratul-Islaam Wal-Muslimiin iyo kuwa Jaziiratul-Carab ayaa Fuliyay, Weeraro ka kala dhacay, wadamada Burkiina-Faaso iyo Yaman.
Haddii aan ku bilowno dhanka Mujaahidiinta Jamaacada Nasratul-Islaam Wal-Muslimiin, waxay fuliyeen weerar ay kaga hortageen ciidamo katirsan oo kuwa Burkiina-Faaso oo iyaga duulaan kusoo ahaa, waxayna weerar ka dhacay gobolka Didoqo ku dileen 10 askari, hub 3 mooto oo ah nooca laba lugooleyda iyo agabyo kalena waa ka furteen.
Dhanka dalka Yaman, 2 malleeshiyo oo katirsan colooshood ushaqeystaasha Imaaraadka Carabta ee isku magacaaba Xizaamul-Amni ayaa lagu dilay, howlgal shiish ah oo dhacay maqdiqadda Muudiya ee gobolka Bayan oo katirsan wadanka Yaman.
Mas’uuliyadda weerarkan waxaa sheegtay Mujaahidiinta Jaziiratul-Carab ee ka dagaallama dalkaasi.
Weerarkan waxaa kasii horreeyay mid kale oo isna lagu beegsaday mid kamid ah malleeshiyada, xilli uu ku sugnaa madqiyad dhacda gobolka Shabwa ee dalkaasi.