Waxaa cirka isku sii shareeray khilaafka adag ee udhexeeya Dowladda Fedaraalka iyo maamulka la baxay Jubbaland, iyagoo hadda billaabay iney iska weeraraan warbaahinta.
Dowladda Fedaraalka ayaa sheegtay inaysan aqbali doonin natiijo kasta oo kasoo baxda dorasho dabayaaqada bishaan uu Axmed Madoobe ku qabsanayo magaalada Kismaayo.