Si guud ahaaneed wilaayaadka islaamiga ah waxaa ka socda xamalaad dacwi ah oo bulshada lagu gaarsiinayo dacwada.
Marka laga yimaado macaahidda iyo madaarista lagu barto diinta Islaamka, waxaa iyana kaalin muuqata qaadanaya xalaqaadka cilmiga ah ee ka socda Masaajidda, kuwaas oo ay ka faa’iideystaan duqey iyo da’yar intaba.
Deegaanka Kuunyo Barrow ee wilaayaada islaamiga ah ee Sh-hoose ayaa kamid ah, goobaha ay ku yaallaan Masaajidda ay sida weyn uga socdaan xalqaadka cilimiga ah.
Halkaan ka Degso Warbixinta Masaajidda