Sunday, December 29, 2024
HomeAll NewsHaweeney Kamid ah Mucaaradka Jubbaland oo ka Badbaaday Isku Day Dil.

Haweeney Kamid ah Mucaaradka Jubbaland oo ka Badbaaday Isku Day Dil.[DHAGEYSO]

Haweeneydaan oo lagu magacaabo Suban Mahad Dirir oo katirsan xubnaha mucaaradka ee maamulka la baxay Jubbaland, ayaa waxa ay sheegtay in ay ka bad baaday isku day oo la doonayay in iyada lagu khaarajiyo.

Qaar kamid ah ilaaladeeda ayay xustay in loosoo adeegsaday si iyada loo dio, iyadoo arrintaan ku eedeysay iney ka dambeyso Dowladda Fedaraalka.

Dowladda Fedaraalka iyo maamulka la baxay Jubbaland ayay labaduba sheegtay iney dhibane utahay, iyadoo intaa ku dartay in dhibaatadaan ay ku soo billaabatay wixii ka dambeeyay hadal dhexmaray iyada iyo James Swan oo ah ergayga guud ee Qaramada Midoobey uqaabilsan Soomaaliya.

Halkaan ka Degso Warka Haweeneyda

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments