Sunday, November 17, 2024
HomeWarka GudahaMaamulka Puntland oo Lagu Eedeeyay Barakicinta Ganacsatada Yaryar ee Gaalkacyo.

Maamulka Puntland oo Lagu Eedeeyay Barakicinta Ganacsatada Yaryar ee Gaalkacyo.

Ganacsatadaan oo ah kuwa ku shaqeysta gaadiidka yaryar islamarkaana ku iibiyo badeecadaha qaar, ayaa waxa ay cabasho ka muujiyeen barakicin uu ku hayo maamulka la baxay Puntland.

Waxa ay tilmaameen in duruufaha heysta ay ku kaliftay in wadooyinka ay ku iibiyaan agabyada ay sidaan, sidaas oo ay tahayna canshuur laga qaado, taas badalkeedana aan loo sameyn goobo ay ku ganacsadaan, looguna badalay in laga eryo meelihii ay ku ganacsiga ku heystaan.

Halkaan ka Degso Warka Gaalkacyo

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments