Siyaasiyiinta mucaaradka ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa maanta shirjaraa’id oo ay qabteen kaga soo horjeestay, tallaabo la xiriirta doorashooyinka Dowladda Fedaraalka oo ay maanta ku dhaqaaqday xukuumadda Fedaraalka.
Waxay waxa loogu yeero Baalamaanka hor gestay xeer lagu dhisayo gudiga qabta doorashooyinka oo ah mid ay ka amar qaata Xasan Sheekh, waana taas midd ay kasoo horjeesteen kana hadleen, siyaasiyiin mucaarad ah oo ay kamid ah yihiin, Shariif Sheekh Axmad iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur.