Muslimiinta mustadcafiinta ah ee kunool dunida Islaamka, ayaa qaadaya tallaabooyin ay ku muujinayaan sida ay uga xunyihiin dulmiga lagu hayo walaalaheena reer Qazza, iyagoona qaadacaya wax soo saarka Yahuudda iyo shirkadaha reer galbeedka ee taageeresan.
Dadkaasi waxaa kamid ah muslimiinta ku nool dalka Cummaan ee dhaca dhulka barakeysan ee Jaziiratul Carab.