Sunday, November 17, 2024
HomeAll NewsMid Kamid Musharaxiinta Maamulka Jubbaland oo Weerar Afka ah ku Qaaday Axmed...

Mid Kamid Musharaxiinta Maamulka Jubbaland oo Weerar Afka ah ku Qaaday Axmed Madoobe.

Cabdiraxmaan Raabi oo kamid ah musharixiinta u tartamaya xilka madaxtnimada maamulka labaxay Jubbaland, ayaa weerar afka ah ku qaaday Axmed Madoobe, isagoo ugu baaqay inuu ogolaado in lala tartamo.

Wuxuu sheegay in wax laga xumaado tahay in wariyaasha ku sugan Kismaayo loogu caga jugleeyo inaaney soo bandhigi karin ololaha doorashada ee shakhsiyaadka mucaaradka ku ah Axmed Madoobe.

Halkaan ka Degso Warka Cabriaxmaan Raabi

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments