Doorashada madaxtinimada dalka Maraykanka ayaa lagu dhawaaqay natiijada kama dambeysta ah ee kasoo baxday, iyadoo ay guushu raacday Donald Trump.
Hadaba maxaa laga filan karaa Donald Trump afarta sano ee soo socota, ee uu yahay madaxweynaha Maraykanka?