Magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa waxay kamid tahay degmooyinka ay sida xad dhaafka ah u joogaan dadka kasoo jeeda Itoobiya, kuwaasoo dhibaatooyin kala duwan ku haya bulshada.
Reer Caabudwaaq ayaa sheegaya in Itoobiyaanka ay uruursadaan biraha, kuwaasoo loo iibgeeyo dalka Itoobiya, taasina ay ku qasabtay in xitaa ay faagtaan qubuuraha, si ay biyo ugala soo baxaan.