Wadooyinka waaweyn ee magaalada gaalacyo ayaa lasoo sheegayaa iney ka jiraan caqabado kala duwan oo saameyn ku yeeshay bulshada ku nool magaalada.
Wadooyinka ayaa la xirmay ciriiri iyo nidaam la’aan ka jirta halkaas, taas oo ay dadku ku eedeeyeen inuu masuul ka yahay maamulka la baxay Puntland.
Qaar kamid ah gaadiidleyda Gaalkacyo iyo bulshada ku dhaqan magaaladaas ayaa ka warramay caqabadaha ka jira magaalada.
Halkaan ka Degso Warka Gaalkacyo