Askari katirsan ciidamada Dowladda Federalka, ayaaa sheegay in wiilkiisa oo isaguna askari ahaa ay dileen ciidamo katirsan Dowladda Federaalka.
Wuxuu sheegay in wiilkiisa sideed beri kahor lagu dilay magaalada Muqdisho, meydkiisana uu yaalo isbitaalka Digfeer, ciidankii dileyna ay magaalada ku dhuumaaleysanayaan.