Monday, November 18, 2024
HomeWarka DibaddaKulan Looga Hadlayey Hormarinta Dacwada oo ka Dhacay Jubada-dhexe.

Kulan Looga Hadlayey Hormarinta Dacwada oo ka Dhacay Jubada-dhexe.

Mas’uuliyiin culimo iyo odayaal dhaqan ayaa ka qeybgalay Kulan looga hadlayey hormarinta dacwada ee gobalka Jubada Dhexe, kaas oo ka dhacay degmada Jilib.

Intii uu socday kulanka ayaa waxa ay dadka kasoo qeyb galay qaateen dowro sharci ah, oo xoogga saareysay sidii loo kobcin lahaa dacwada.

Halkaan ka Degso Warka Kulanka

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments