Sunday, November 17, 2024
HomeWarka DibaddaMid kamid ah Odayaasha Taageersan Xasan Sheekh oo Dhaliilay Dowladda Federaalka.

Mid kamid ah Odayaasha Taageersan Xasan Sheekh oo Dhaliilay Dowladda Federaalka.

Nuur Xuseen, oo kamid ah odayaasha ku sugan magaalada Muqdisho ee taageersan Dowladda Federaalka, ayaa ku eedeeyya Dowladda Federaalka iney ku takrifaleen hantidii dadweynaha.

Wuxuu sheegay in agaasimayaasha xafiisyada kala duwan ee Dowladda Federaalka, ay lunsadeen lacagihii ay dadka shacabka ah lahaayeen, kuna tilmaami karo iney yihin kuwa calooshood la ciyaar ah.

Halkan kala deg

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments